Wafdigii ka koobnaa xildhibaanada labada gole ee booqasho howleed ku joogay magaalada Cadaado ayaa soo saaray war murtiyeed howshii dhexdhexaadin ee aay halkaa u joogeen. Xildhibaanada ayaa si cad u sheegay in mas’uuliyiin sarsare oo katirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo dad u adeegaya si qaawan faragelin ugu sameeyeen duminta maamulka Galmudug.
Hoos ka akhriso War murtiyeedka kasoo baxay Xildhibanaada