Akhriso: Safiiradda dowladda Soomaaliya oo Amar lagu siiyay in aysan la hadlin Warbaahinta

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray Safiirada in aysan Warbaahinta la hadli Karin iyaga oo aan ogolaansho ka heysan Xafiiska Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya.

Amarkaan ayaa la mid ah kii horay loogu soo rogay Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya,kaas oo ahaa in aysan ka hadli Karin Arrimo Siyaasadeed,iyaga oo aan ogaalnsho ka heysan Xafiiska Ra’iiusl Wasaaraha.

Hoos ka akhriso Qoraalka wasaaradda Arrimaha Dibeda