Guddoomiyaha is casilay ee Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqriyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay.
Jawaari ayaa ka hadlay sababaha uu isku casilay asigoona u muuqday mid aan si toos ah u sharxeynin,waxuu kaluu beeniyay in iscasilaadiisa lacag lagu siiyay.