AKHRISO: Qodobada laga soo saaray Shirkii Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada

Waxaa Goor dhow  Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen Madaxda.

Shirkaan ayaa Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa Shir Gudoominaayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka qeybgalay ,Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Halkan ka akhriso qodobada laga soo saaray Shirka.