AKHRISO: Magacyada Mas’uuliyiinta xilka laga qaaday iyo kuwa uu ku bedelay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa xilka ka qaaday inta badan mas’uuliyiintii Maamulka Gobalka Hiiraan isagoo magacaabay mas’uuliyiin kale.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo xubno kale oo ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan.

Halkan ka akhriso liiska oo dhamaystiran