Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa ka guddoontay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka keeneen Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Hoos ka akhriso dhaliisha loo soo jeediyay iyo xildhibaanada saxiixay Mooshinkaas