Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa xilkii ka qaaday 15 Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir
Wareegto ka soo baxday Xafsiika Gudoomiyaha Hoos ka Akhriso
- Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed ladane
- Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali (Yaanyo)
- Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali jimcaale
- Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud
- Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar
- Degmada Hodan Maxamed Cantoobo
- Degmada Dayniile C/wali Nuur faarax
- Degmada Wadajir Cumar C/laahi Xassan
- Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali
- Degmada Shangaani Basmo Cumar Axmed
- Degmada Xamerweyne Cumer Shariif Maye
- DegMada Xamar-Jajab C/wali C/laahi Maxamed
- Degmada Waabari Rowdo C/laahi
- Degmada Boondheere Seynab Yuusuf Wehliye
- Degmada Warta nabada Seynab  Maxamuud Warasame
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli xilkii ka qaadin gudoomiyaasha degmooyinka Kaxda iyo Hurwaa.
SAWIRO