Akhriso: Jadwalkii lagu bedeli haa Xaaf oo lasoo saaray

Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug ee dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa maanta soo bandhigay jadwalka doorashada ee lagu bedeli lahaa Xaaf iyo xubnaha isku soo sharaxi kara xilka madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.
Halkaan Hoose Ka Akhriso Jadwalka.