Majmaca Culumadda Soomaaliyeed oo maanta kulan Magaaladda Muqdisho ku qabtay ayaa waxa ay ka hadleen nin ku nool Magaaladda gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo sheegtay in uu yahay Nabi Maxamed islamarkaana soo bandhigay Sawirro.
Culimadda waxa ay sheegeen in Cabdi Wali Sheekh Cali Cilmi Yare uu diinta ka baxay.