Akhriso: Liiska Magacyada Wasiirada Maamulka Punntland ee dhawaan la magacaabay oo faah faahsan

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas  ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada Puntland.

Wasiirada lagu dhawaaqay ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 13 Wasiir dowle.

Liiska wasiirada :

Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.