Garoon diyaaradeed oo markii ugu horaysay laga hirgalinayo Degmada Buurhakaba (Sawiro)

Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa laga dhagax dhigay Garoon Diayaaradeed oo degmadaasi yeelaneyso markii ugu horeysay..

Garoonkaan ayaa waxaa waxa uu noqon doonaa mid ay isticmaali doonaan Bulshada ku nool deegaanada Koonfur Galbeed iyo cidkasta oo dooneysa in ay isticmaasho.

Bulshada kala duwan ee Buurhakaba ayaa aad u soo dhweeyay talaabadaan waxa ayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin dhisida Garoonka diyaaradaha degamda Buurhakaba oo hada dhismihiisa uu bilaawday.

SAWIRO