Meydka 6 qofood Oo ay Soo Caarisay Bada Ayaa laga helay Xeebta Liido Ee Degmada C/Casiis

Gudoomiye ku xigeenka degmada C/Casiis Xasan Xaaji Abuukar ayaa Warbaahinta u sheegay in saaka 8:00 subaxnimo ilaa galabta 5:30 ay badda qaadya 6 Qof oo 4 dhalinyaro ay tahay .

Xasan aya inta raaciyey in dadka ay qaaday dhamaantood ay munaasabada ciida darteed uso dabaaltageen badda

“2 will oo marti u ahaa qoys dagan degmada C/Casiis aya ku jiray dhaljnyarada at qaaday “ayu yiri Gudoomiye Xasan

Maalmaha ciida iyo jimcooyinka waxa Xeebta Liido uso dabaaltaga kumanaan kun oo qof waxaana muuqata dadkaas oo aan badankood dabaal aqoon inuusan jirin qorshe maamulka ku talagalay oo lagu badbaadin karo

Horey waxaa lo sameeyey booliis gaar ah oo badbaadiya dadka uso dabaal taga Xeebta laakin ma muuqata wax weyn oo ay qabteen