Maalinimadii Shalay ee ciida ahayd waxay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Copenhegan ee dalka Denmark ay ku Tukadeen saladii Ciida hoolka wayn ee nørrebro hallen, Munaasabadan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Maamulka Masjidka Towxiid,
Dadwayne aad u badan ayaa soo buuxdhaafshay goobta salaadda lagu tukanayay.
Salaada kadib ayaa la arkayay dadweyne farabadan oo isugu Hambalyaynaya Maalmaha Barakaysan ee Ciidul Fidriga, Waxaana dadka wajiyadooda laga dheehanayay Farxad iyo damaashaad,
Warbaahinta Goobsan
Xafiiska Copenhegan