Somali NewsWARARKII UGU DANBEEYAYWarka Hore Wasaaradda Amniga oo soo saartay Amaro oo Amaanka ku saabsan (Wareegto) By Jabril Yahye - June 14, 2017 Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa xusey go’aano ku saabsan amniga mas’uuliyiinta dowladda.