Madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa xalay aqalkiisa Madaxtooyada afur ugu sameeyay Gudoomiyayaashii hore ee degmooyinka Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha aya uga mahad celiyey gudoomiyayaashi hore hawshii ay u hayeen qaranka iyo sideey uso dhabar adeegeen.
kulanka ayaa la isku weydaaraaday aragtiyo xaalada dalka ku saabsan iyo mustaqbalka gudoomiyayaasha maadama ay waayeen xilalkoodi .
Ugu dambeyn Madaxweynaha wuxuu gudoomiyayaasha uga mahadceliyay shaqadii ay soo qabteen wuxuuna u sameeyay balan qaad ah ineysan dawladda dayaci doonin .