Gudoomiyaha Gudigga Shaqaalaha rayidka oo arimo quseeya dhalinyarada shaqo la’aanta ah u tagay Baydhabo (Sawiro)

Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo loogu heli lahaa dhalinyada baaga muundada ama shaqo la’aanta  ku ah dalka iyo kuwa badaha ku baaba’aya.

Guddiga qaranka ee shaqalaha rayidka, ayaa ka bilaabey dhammaan maamul gobaledyada dalka in ay kormeer ku tagayaan iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta  gudiyada mamul goboleedyada iyo guddiga qaranka shaqalaha rayidka.

Guddiga ayaa safarkoodi ugu horeeyey waxay ay ku tageen Maamul gobeledka koofurgalbeed, ayagoo halkaas kula kulmey shaqalaha iyo Guddiga waxay sidoo kale kala saxiixdeen is-afgarad qaabka la isku dhaafsan lahaa khibradda iyo horumarinta arrimaha shaqaalaha.

SAWIRO