Waxaa daqiiqado kahor soo baxday natiijada hordhaca ee doorashada madaxtinimada dalka Faransiiska, taas oo sheegeyso in musharaxa Emmanuel Macron uu helay 65% codadkii ilaa hada la tiriyay.
Waxeyna ka dhigantahay inuu yahay musharaxa ku guuleystay doorashada madaxweyne ee dalka Faransiiska. .
Musharaxa xisbiga ah xagjirka ah ee Marina La Pen ayaa heshay 35% codadka ilaa hada la tiriyay. Taas oo ka dhigan inay soo gaartay guul-daro baaxad weyn, oo aysan filaneynin.
Wixii warar ah ee ku soo kordha Dib ayaan idin kala Socodsiin doonaa
©Goobsan Media