Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Ganacsatadda Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan u sheegay in ay u diyaar garoobaan la xisaabtanka dowladda Soomaaliya.
Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inay muhiimtahay in la helo wada shaqayn dhab ah oo u dhaxeysa Dowladda iyo Ganacsatada.
R/wasaare Khayre ayaa ugu baaqay inay Ganacsatada inay kusoo dhowaadaan gacmo furan dowladdana ay dooneyso inay aad ula shaqayso ganacsataad ayna ku dadaali doonaan sidii ay uga mira dhalin lahayd in xariir wanaagsan uu dhex maro ganacsatada iyo Dowladda.
Halkan ka dhagayso Codka R/wasaare Khayre