Shirkan oo hor dhac u ah shirka 11 ka bishan ka furmaya Magaalada London ee looga hadlayo Arimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,
Kulnkan ayaa waxaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka, xubno ka socda dowladdaha Caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ee taageera Soomaaliya. waxaa looga hadlaaya qorshayeyaasha dowladda Soomaaliya ay la tageyso Magaalada London.
11 ka bishan ayaa lagu wadaa in shir heer caalami ah uu ka furmo magaalada London. waxaana ka wada qeyb gali doona dhamaan maamul goboleedyada dalka madaxda ugu saraysa dowlada federaalka iyo dalalka dersiska dhaw la ah Soomaaliya,