Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa warqadda aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya usoo magacaawday Soomaaliya.
Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa jamaamulidiin Mustafa Cumar waxa uu ka gudoomay warqadihiisa Aqoonsiga danjire Jamaamuludiin Mustafa Cumar oo asalkiisu yahay Soomaali.
Dowlaadda itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka jogaan Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dhawaan booqasho rasmi ah ku tago dalka Itoobiya, waxaana Madaxweynaha warqad casuumad ah uu ka helay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya, waxaana la filayaa in labada dowladood kawada hadlaan arimo badan oo xariirka ugu horeeyo.
Sawiro