Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Waxaa maanta galankii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Maxmaxed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaayo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.
Kasokow booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Turkiga dhinaca kale waxa ay labada dal u aheyd fursad ay ku xoojiyaan iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya.
Madaxweynaha ayaa ku howlan siduu u xoojin lahaa iskaashiga wadamada aadka u daneeya arimaha Soomaaliya isla markaana Saaxiibada la ah dowlada Soomaaliya.