War murtiyeed laga soo saaray wadahadalkii u socday maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa war murtiyeed ka kooban 9 qodob ka soo saartay wada hadaladii Galmudug iyo Ahlusuna.

War-mutiyeedka laga soo saaray wada hadaladii Galmudug iyo Ahlusuna ayaa waxaa ku saxiixnaa wasiir Juxa.