Wasiirka wasaarada Maaliyada ee xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Mareykanka uga qeybgalaya shirka kobcinta dhaqaalaha oo ay ka qeyb galayaan inta badan wadamada taageero Soomaaliya.
Shirka waxaa si wadajir ah u qaban qaabiyey Bankiga aduunka iyo hay’ada lacagta IOM, waxaana diirada lagu saari doono kobaca dhaqaalaha.
Wasiirka maaliyada Beyle oo la hadlay Idaacada VOA-da ayaa ka ka warbixiyey waxa ay dowladdu la tagi doonto shirka oo uu sheegay inay kala hadli doonan arrimaha dhaqaalaha dalka, deymaha badan ee lagu leeyahay Soomaaliya, islamarkaana ay dalbanayaan,