Wasiirka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Is casiladiisa, waxaana la sheegay sababaha uu isku casilay in ay ka qeyb ka tahay Khilaaf soo gala dhex galay Madaxweyne Gaas iyo Cali.
Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maalmihii lasoo dhaafay wajahay Fadeexad ka dhalatay saddex mashruuc oo dhamantood muhiimad u lahaa Shacabka Puntland, oo ay ku jiraan Labo mashruuc oo ay dawladda Jarmalku ka hirgalinaysay Puntland oo joogsaday.
Waxaa uu ku eedeeyey Madaxda Puntland in ay danaha horumarineed ee dalka ka hormarinayaan dano shaqsiyaad gaar ah oo ay ka leeyihiin ujeedooyin guracan.