Xildhibaanadda Barlamanka Galmudug oo Maanta kulan ku yeeshay Caasimadda Galmudug ee magalada dhuusamareeb ayaa waxa ay mooshin ka dhan ah ka keeneyn Gudoomiyaha Barlamanka dowlada Galmudug cali gacal casir.
89 xildhibaan ayaa mooshinka saxiixday kana soo gudbisay gudoomiyaha in xil ka qaadis lagu sameeyo
Xildhibaanadda ayaa maalinta beri ku balamay in codka kalsooni kala noqoshadda loo qaado gudoomiyaha barlamanak galmudug, Xildhibaandda ayaa gudoomaiyah ku edeyay in xil gudasho la’aan iyo in uu sharciga baal maray ayay ku edeyeen guddomiye cali gacal casir