Tirinta Codadka wareegii u dambeeyay oo gababo maraya

Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabatay tirinta Codadka Wareegga Labaad ee doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Wareegga Labaad ayaa ah kii ugu dambeeyay waxaana ku tarmaya Musharaxiintii kasoo gudbay Wareeggii Koowaad.

Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan oo helay 83 Cod iyo Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo helay 69 Cod.

Kulanka baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray 262 xildhibaan.

Waxaa lagu kala bixi doonaa Cod Hal dheeri ah.