Wasaaradda Dekadaha oo ka soo hor jeesatay heshiiska DP World ee Dekadda Berbera

Wasaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax kama jiraan aan dustuurka waafaqsaneyn ku tilmaantay heshiis la sheegay dhex maray shirkadda dekedaha DP World ee laga leeyahay Imaaraadka iyo maamulka Somaliland. Wasaaraddu waxay sheegtay in heshiiskani yahay mid dhaawacay midnimada dalka iyo ummadda Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda ayaa u qornaa sidan: