Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay G/Maxkadda Sare iyo Xeer ilaaliye

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto kukala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland mudane Maxamed Sh Cusmaan Siciid iyo gudoomiyaha maxkamada sare Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.