Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan kasoo saaray Colaada ka taagan degaanka Tukaraq

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka taagan tahay.