Golaha Shacabka oo ka horyimid soo jeedintii Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan xasanaada lagala noqdo.