Akhriso: War-saxaafadeed ay Soo Saareen Xisbiyada Mucaaradka

War-saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Madasha Horusocod ayaa loogu hadlay weerarkii bishaan gudaheeda Ciidamadda NISA ay ku qaadeen xarunta Xisbiga wadajir, iyo caga jugleynta lagu hayo qaar kamid ah xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaliya.

Halkaan Hoose Ka Akhriso qoraalka