War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii ka socday magaalada Kismaayo

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ka socday magaalada Kismaayo ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir kasoo lagu qaban doono magaalda kismaayo..

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday maamulada iyo dowladda dhexe.

Shirkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.