Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Ceel Macaan

Wafdigan oo uu hogaaminayey madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo ay wehliyaan madaxweyne ku xigeenkiisa iyo Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle ayey ku tageen deegaanka Ceel-Cadde iyo sidoo kale deegaanka Ceel Macaan oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wafdi ayaa lagu soo waramayaa in iminka ay ku sugan yihiin deegaanka Ceel Macaan iyaga oo safarkoodu uu la xiriiro sidii dib loogu howl galin lahaa dekedda Ceel Macaan oo mudooyinkaan aan shaqeyn