Tirakoob laga sameeyay gantaaladi uu mareekanku ku riday 7 wadan oo Soomaaliya ku jirto

Hadaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa warbixin gaaban oo laga diyaariye duqeynta Mareekanka Taasoo muujineysa wadamada uu ka geystay duqeymaha gaar ahaan kuwa lagu tuhmayo inay argagaxiso ka jirto ayadoo wadan walba tirakoob gooni ah loo sameeyay.

Halkan hoose ka eeg tirakoobka gantaalada uu mareekanku ku riday wadamadaas aan kor kusoo xusnay.

Suuriya 12,192
Ciraaq 12,095
Afgaanistan 1,337
Libya 496
Yemen 34
Soomaaliya 14
pakistan 3
Isku gayn 26,171