Tacsida Marxuum CALI MAHDI MAXAMED.

 Tacsida Marxuum CALI MAHDI MAXAMEDAllah u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu geeriyooday cudurka dilaaga ah ee COVID-19 allaha u naxariistee marxuum CALI MAHDI MAXAMED. Cali Mahdi ayaa wuxuu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ee uu madaxda ka ahaa Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Taariikhda Madaxweyne Cali Mahadi Maxamed kala soco Goobsan Media Inc. Samir allaha naga wada siiyo dhammaanteyn – AAMIIN.