Alaha u naxariistee waxaa magaalada Moqdisho ku geeriyooday Gen. C/qaadir Cali Diiriye oo ku magac-dheeraa SUBXAANYO.
Gen. Subxaanyo ayaa wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sare-sare ee ciidanka Asluubta. Wuxuuna la taliye u soo noqday madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed.
Waxaa geeridiisa looga tacsiyeynayaa ehelkiisa iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo – AAMIIN –
Cheif Editor Goobsan Media Inc. Jabril Yahye Isse