Sweden: Isbadal lagu samayn doona Lacagta Shilimaadka

30 ka bisha June ee Sanadkan 20171 ayaa la soo gaba gabayn doonaa isticmaalka Lacagta shilimaadka ee 1- karoon iyo 5- karoon.

Sida lagu sheegay Warbixin uu soo saaray Bankiga dhexe Ee Sweden Waxa 31 Bisha 6 Juun Bilaaban doonta Isticmaalka Lacagta shilaamaad  Cusub ee dhawaan la daabacay,

Halkan Ka Aqriso warbixin ay soo saareen Bankiga dhexe ee Sweden