Raisal wasaare Kheyre oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee hay’ada socdaalka Jinsiyaddaha (SAWIRO)

Raisul wasaraha dowlada federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhagax dhigay dhismo ay yeelan doonto Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Goobta ay ka dhacaysay musabadan  dhagax dhiga ayaa waxaa ku sugnaa ku simaha wasiirka amniga Qaranka Mudane Cabdirisaaq Maxamed, Agaasimaha Guud ee hay’ada socdaalka iyo Jinsiyada Maxamed Aaden koofi & iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaasir Mudane Yuusuf Madaale.

Ugu horayn Raisal wasaare Kheyre oo ka hadlay madasha dhagax dhiga ayaa bogaadiyay dadaalka xoogan ee Hay’ada socdaalka ka wado guud ahaan dalka oo idil. Raisal wasaaraha ayaa u mahad celiyay Agaasimaha iyo dhamaan shaqaalaha hay’ada Waxaa uuna kula dardaarmay inay sii xoojiyaan shaqadooda ,

©Goobsan  Media