Maqaayad ku taal dal Afrikaan ah oo qaboojiyaheeda laga helay caruur badan oo mayd ah (sawiro)

Maqaayad ku taalo magaalada duoala ee dalka Kameroon ayaa waxaa lagu arkay dhacdo naxdin ku reebtay dadki degaanka kadib marki qaboojiyaha wayn ee maqaayadaas lagu arkay caruur mayd ah oo ka buuxa qaboojiyaha sida dadka deriska ay sheegayaan maqaayadan ayaa waxaa iska lahaa dad Shiinees ah kuwaas oo lagu tuhmayo inay caruurtan u isticmaalayeen  inay maraqa ku maceeyaan si uu dhadhan wanaagsan u yeesho.