Maleeshiyaad ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday duleedka Kismaayo (War-saxaafadeed)

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyey in duqeyn dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday koox ka tirsan Alshabaab duleedka magaalada Kismaayo lagu dilay 9 ka mida maleeshiyada Alshabaab.

War kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday shalay meel Kismaayo u jirta 40 Km, ay qiimeynayaan 9 ka mida kooxda Alsahbaab oo lagu dilay duqeynta, iyadoo cid rayid ah aanay wax ku noqon.

Warbaahinta Goobsan kala Soco Wararkii U danbeeyay ee Dunida
SHARE