Madaxweyne Farmaajo oo Go’aan deg deg ah qaatay kadib Dabkii maanta baaba’shay Suuqa Bakaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in goordhow uu booqdo Suuqa Bakaaraha ee magaalada, gaar ahaa Goobihii gubtay maanta.

Madaxweynaha ayaa si guud u booqan doona goobaha ganacsi ee uu baabi’iyay dabka waxa uuna sidoo kale Ganacsatada u diray fariin ka turjumeysa sida uu uga xun yahay khasaaraha kasoo gaaray dabka.

Gen. C/llaahi Gaafoow Maxamuud Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka, ayaa sheegay inay ka hordhici doonaan Madaxweynaha isaga iyo Saraakiil