Dowladda Mareekanka oo Urur Islaami ah ku dartay Liiska Argagaxisada

Dowalada mareykanka ayaa liiska argagixisada ku dartay ururka Hizbul Mujaahidiin oo ah dagaalyahano ka howlgala xadka inida ay ka maamusho kashmiir waxaana sidoo kale lagu soo rogay cunuqateen hantida dibada kataala.
Waaxda difaaca mareykanka ayaa sheegay in xukuumada Washington ay ka xuntahay weeraradii dhiiga badan ku daatay oo ururkan ay fuliyeen isla markaana loo aqoonsado kooxo argagisixo ah.

Ururka Hisbul Mujaahidiin ee ka aas aasan xadka Kashmir ka ee Pakistan maamusho ayaa lagu eedeeyay in ay fuliyeen weeraro iyo dilal loo geesto shaqsiyaad u ololeeya arrimha bini’aadanimda iyo kuwa u shaqeeya dowladda inida.