Donald Trump oo Kordhinaya Weerarada Al-Shabaab (DHAGAYSO)

Sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay Jariidadda New York Times  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa doonayo inuu ballaadhiyo dagaalka iyo howlgalada ka dhanka ah Al-Shabab,

New York Times ayaa sidoo kale qortay in laga yaabo in qaybo ka mid ah dhulka Al-Shabab gacanta ku hayso in Trump u aqoonsado goobo dagaal,

Halkan Hoose Ka dhagayso Warbixin Ay Idaacada VOA Laanta Afka Soomaaliga ka diyaarisay