Donald Trump Oo Amray In La Diyaariyo Qorshe Lagu Wiiqi Karo Kooxda Daacish.

Waxa uu u sheegay Saraakiisha Waaxda Gaashaandhigga inay ka fekeraan Qorshahaasi, isla markaana ay muddo 30-maalmood ku soo gudbiyaan Qorshaha Bilowga ah iyo Faahfaahinta Kharajka ku bixi karKooxda Daacish ayaa horey u sheegatay mas’uuliyadda dhowr weerar oo ka dhacay gudaha Maraykanka iyo kuwo lala beegsaday Hawlgalladda Milliteriga Maraykanka ee ku sugan Bariga Dhexe.