DHAGAYSO: Jaamacado ku yaala dalka Mareekanka oo bilaabay inay Dhigaan Luuqada Soomaaliga

Jaamacado ku yaala dalka Mareekanka ayaa bilaabay inay dhigaan luuqada soomaaliga taasoo in badan ay xiiseynayaan dadka reer Ameerika.

Luuqada Soomaaliga ayaa ah luuqadaha afrika caanka ka ah, Arrintan ayaa ka danbeysay kadib marki ay soo bateen Soomaalida dalkan Mareykanka iyo xiiseynta qaar ka mid ah dadka Mareykanka oo raba inay bartaan dhaqanka iyo af Soomaaliga.

Halkan ka dhagayso codka Voa oo arintaas warbixin ay ka diyaarisay