Denmark: Wiil Soomaali ah oo Xabsi lagu xukumay

Maxkamda magaalada Kolding ayaa Jimcihii la soo dhaafay xabsi 7 Bilood ah ku Xukuntay wiil soomaaliyeed oo 21 Jir ah.

Wiilkan ayaa lagu soo eedeeyay inuu mindi galiyay wiil ay saaxiibo ahaayeen kadib markii ay xurgufi soo kala dhax gashay,

21 jirkan Soomaaliga ayaa gebi ahaanba iska diiday eedaha loo soo jeediyay wuxuuna racfaan ka qaatay go’aanka maxkamada,

©Goobsan Media

Halkan ka aqriso warkaas oo ku qoran luuqada Danish