DEG DEG Qarax ismiidamin Oo Kadhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow qarax xoogan laga maqlay Nawaaxiga Madaxtooyada Soomaaliya.

Meesha sida gaarka ah uu qaraxa uga dhacay waa inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka qaranka oo dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Qaraxa ayaa haaa Gari waxaana si rasmi ah loo ogeyn in qaraxa uu ahaa ismiidaamin iyo in qof shaqsi loogu xiray walxo qarxa in kastoo goobta uu ka dhacay waxa ay aheyd Barkoontorool oo ciidamadu ay ku joojiyaan gaadiidka laguna baaro.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in uu jiro khsaare dhimashao iyo mid dhaawac oo waxaa goobta hadda gaaray gaadiidka gurmadka deg dega oo goobta ka daad gureynaya dad waxeelo kala duwan ay ka soo gaartay qaraxa hadda ka dhacya Muqdisho.