DEG DEG: Fanaanada Sahro Ahmed Jaamac Oo geeriyootey

RABI Naxariistii Jano Ha Ka Waraabiyo Waxaa goor dhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Fanaanada SAHRA AXMED JAAMAC oo mudooyinkii u danbeysay ku xanuunsanaysay Isbitaal ku yaala magalaada hargaisa.

Geerida Fanaanada ayaa Warbaahinta Goobsan u ay ka soo xigatay Abwaan Xasan Saleeban Laab Saalax.

Sahro Ahmed Jaamac ayaa lagu xasuustaa inay ka mid ahayd fanaaniintii Hobolada Qaranka Waberi kuwoodii ugu codka macaan  Ee Sida weyn looga jeclaa dhulka Soomaalida,