Daawo Video: wiil meyd ah oo la diiday in la duugo ilaa laga geeyo guriga Ninkii dilay

Wax walba aduunka waa lagu arkaa waxayna reebaan xasuus gooni ah tana waa arin kale oo ka dhacday dalka Nigeria taaso ah in maydka wiil dhalinyaro ah la diiday in la aaso.

Wiil dhalinyaro ah oo geeriyooday kadib markii uu saaxiibkiis ay aad iasgu dhawaayeen uu gaari uu watay ka tuuray ayaa dhalisay arin dad badan ay la yaabeen.

Arintan ayaa sababtay wiilka wax dilay inuu gabar uu jeclaa uga shakiyay inay hadda xariir leeyihiin  saaxiibkiis uu asagu gacantiisa ku dilay.

Dadka shacabka iyo qaraabada wiilka geeriyooday ayaa diiday inay duugtaan wiilkooda ayagoona u qaaady guriga uu deganyahay wiilka wax dilay kuna soo wareejiyay guriga uu deganyahay taas ayaana markii dambe boolisku ka caroodeen ayna amreen in la duugo meydka.

Halkan ka daawo Video