DAAWO VIDEO: Raggii Dadka xubanooha ka ganacsan jiray oo lasoo qabtay

Booliska Nigeria ayaa soo bandhigay raggii dadka Gowraci jiray ee ku dhuumaaleysan jiray Gudaha Gobolka Osogbo Osun, Ragaan lasoo qabtay ayaa waxa ay ahaayeen kuwa dadka Xubnahooda ka iibsada ayagoona dad badan nafta u aqoonsaday.

Soo qabashada Ragaan ayaa waxaa ka dambeysay markii 7-dii Bishaan ay Boolisku Gacanta ku dhigeen Ajibade Rasheed kaasoo Ninkii la socdayna uu ka baxsaday balse hadda ayaa gacanta lagu soo dhigay.

Ragaan ayaa lasoo ogaaday in ay u xirnaayeen Dad u badan Haween iyo Oday waayeel ah kuwaas oo Gowrac sugayaal ahaa waxaana kasoo furtay Booliska, Hase ahaatee waxa ay horay u gowraceen haweeney uur lahayd.

Haddii ay horay kuu dhaaftay warbixintii hore ka akhriso lifaaqan hoose

http://goobsan.com/booliiska-nigeria-oo-xiray-nin-lagu-qabtay-xubno-dad-iyo-dhalooyin-dhiig-ku-jiro-sawiro/

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA RAGGII LASOO QABTAY